Hargeysa (Hubaal) Guddoomiyaha Saddexaad ee xisbiga Ucid mujaahid cali yuusuf (Cali Guray) ayaa waxa uu ka hadlay guddoomiyaha garabka haweenka ee xisbiga Ucid marwo Xaliimo Raage oo xukuumaddu ay xabsiga dhigtay, mujaahid Cali guray waxa uu eedo u jeediyay wasiirka duulista iyo hawadda Somaliland sidoo kale waxa uu sheegay in madaxweyne qarsooni uu xidhay marwo Xaliimo Raage