HAMBALYO MEHER.
ALF..ALF..MABRUUK: Sheekh Cabdirisaaq Cabdiraxmaan Xasan Rakuub Waxa Uu Hambalyo Meher U Dirayaa Cabdiraxmaan Maxamed Muuse Iyo Sahra Axmed Cabdilaaho Oo Meherkoodu Ka Dhacay Hargeysa
Oo meherkoodu ka dhacay hotel maansoor. Maanta oo khamiis ah, bishuna tahay 29/1/2015 wuxu Illahay uga baryaya inu ka yeelo gurkii lagu nagaade lagu badhaadho.
Sheekh cabdirisaaq cabdiraxmaan xasan rakuub, cabdi ibraahim aadan, naasir maxamed cabdilaahi, muuse maxamed muuse, khaddar ismaciil dheere, maxamuud saalax ducaale. Cabdirisaaq xuseen jaamac, cabdifataax sheikh nuux jaamac, saleebaan faarax habene, maxmed sacad muuse.
Dhamaan dadkaasi waxay hambalyo meher u dirayaan. Meherka
Cabdiraxmaan maxamed muuse Iyo Sahra axmed cabdilaahi