AKHRISO: Xukumadda Oo Xabsiga Dhigtay Agaasimihii TV-ga UNIVERSAL Ee Xayiraadu Saarnayd

0
29

Muqdisho (Hubaal/OWN) Ciidamadda POLICE -KA Ayaa Xabsiga Utaxaabay Agaasimihii Somaliland Uqaabilsanaa Tv-ga Cadowga Ku Ah Qadiyadda Iyo Jirtaanka Somaliland Ee UNIVERSAL Maxamed Caabi Digaal.

Warbaahinta Somaliland  Qaarkood ayaa baahiyay Warar la Xidhiidha Xadhiga Masuulkani Oo ay Ku Sheegeen in loo haysto barnaamijyo ka baxay tv-gaasi Oo Xukumaddu gebi ahaanba Ka mamnuucday in Uu dalka Ka shaqeeyo.

universal DG

”Xalay ayaa xabsiga la Dhigay Agaasimaha Mana Cadda Ujeedada Ka Dambaysa Xadhigiisa” Sidaasi ayuu Warbaahinta usheegay Najiib Cabdiweli oo ka tirsan Shaqaalaha Tv-gaasi oo Haatan ku Sugan Magaaladda Buhoodle.

Ma Cadda Ujeedada Dhabta ah ee Ka Dambeysa Xadhiga Maxamed.Caabi Balse Waxa loo aanaynayaa Barnaamijyada Sida Tuukadda Ah uu Tv-Gaasi Uga Baahiyo Somaliland Oo Mamnuucday

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here