Waa Markii Labaad Ee Madaxweynuhu Uu Dib U Celiyo Xubintan Uu Xisbiga Mucaaridka ah Ee WADDANi Soo Xulay, Waa Maxayse Sababta loo Cuskaday
Hargaysa (Hubaal)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane. Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo waxa uu digreeto madaxweyne dib ugu soo celiyey Xisbiga Waddani inay Dib-u-soo Xulaan Xubinta Guddida Doorashooyinka Qaranka.
GUJI HALKAN OO AKHRI Digreetada Madaxweynuhu uu Ku Celiyey Xubinta KOMISHANKA Uu WADDANI U Soo Xulay