Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta,Dhaqanka Iyo Wacyigelinta Somaliland Mudane C.laahi Maxamed Daahir Cukuse ayaa Jawaab Adag ka bixiyay hadalo ka soo Yeedhay Gudoomiyaha Baarlamanka Somalia iyo Wasiirka Dekedaha ee dawladaaasi kuwaas oo ku soo Xadgudbay Xuduudaha dhul ahaaneed iyo Shuruucda Somaliland.
Guriga WARAR UGU XIISAHA BADAN Xukuumadda Somaliland Oo Jawaab Adag Ka Bixisay Hadalo Faragelin Ah Oo Ka...