“Ujeedada La Ii Xidhay Ee Ay Madaxtooyadu Xadhigayga U Soo Amartay Waxay Ahayd Inaanan Ka Hadal…” Suldaan Cune Oo Sharaxaad Ka Bixiyay Xadhigiisa

0
27

DAAWO: Suldaan Cune oo ka mid ah salaadiinta gobolka Tog-dheer ayaa ka waramay cida ka dambeysay xadhig ciidanka boliiska magaaladda Burco kula kaceen Shalay,suldaanka oo shir jaraa’id ku qabtay magaaladda ayaa xadhigiisa dusha ka saaray madaxtooyada iyo golaha guurtida isla markaana farrino u diray guurtida

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here