Taliye ku xigeenka ciidamada booliska ee Somaliland, Cabdiraxmaan Fooxle, ayaa ka hadlay dilal dhowr ah oo habeennadii u dambeeyay ka dhacay Magaalada Hargeysa. Sidaana waxa uu ku sheegay shir jaraa’id oo uu maanta ku qabtay Magaalada Hargeysa
Guriga WARAR UGU XIISAHA BADAN “Xukuumadda Joogta ayaa baabi’isay sharcigii lagu xukumi jiray dhalinyarada rabshadaha samaysa” DAAWO...