“Waxqabadka Jira Marka Aad Ag Dhigto Qabyada Jirta,Waa Wax Aad U Yar Marka Aynu Ka Hadlayno Halka Aynu U Socono,Oo Inta Aynu Dhaqaaqnay Baa Yar” Wasiirkii Hore Ee Daakhiliga S/Land

0
28

HUBAAL TV: Wasiirkii Hore Arrimaha Guddaha Somaliland Oo Caawa lagu Martiqaaday Barnaamijka Milicsiga Siyaasiga Ee Universal Tv

Barnaajika milicsiga siyaasiga oo ka soo gala telefiishanka Universal tv ayaa lagu martiqaaday toddobaadkan wasiirkii hore ee arrimaha guddaha Somaliland mudane Maxamed Nuur Caraale Duur oo wareysi xiiso badan lala yeeshay ayaa ugu horeyn kaga waramay taariikhdiisii nololeed iyo tii siyaasadeed iyo ammuro dhanka siyaasada intuu jiray iyo kuwo kale oo xiiso badan-ba laga wareystay ee daawasho wacan

duur

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here