Hargaysa (Hubaal)- Xildhibaan Ibraahin Jaamac Rayte,ayaa Xukuumadda Somaliland ku eedeeyay in ay masuul ka tahay dhalinyarada Tahriibaysa ee badaha gu lee,atay oo uu sheegay in aanay jirin wax qorshe ah oo ay ka leedahay joojinta tahriibka.
Xildhibaan Ibraahin Rayte ayaa Hadalkan ka Jeediyay Madal uu Xisbiga Waddani ee uu Ka Tirsan yahay ku soo dhawaynayay Taageerayaal Cusub oo ku soo Biiray.