XOG CULUS: Siyaasi Daaha Ka Rogay Musuq-Maasuq Dul Hooganaya Wasiirka Caafimaadka Somaliland Iyo Xogta Weftiga Odayada Buuhoodle Ee Hargeysa Jooga

0
27

Sarkaalka ugu sareeyay xisbiga WADDANI ee gobolka Buuhoodle Fu’aad Maxamed ayaa  hanta lunsi ku eedeeyay wasiirka caafimaadka Somaliland Dr. saleebaan Xaglo-toosiye,taas oo uu sarkaalkani tilmaamay in dhaqaalahii loogu talogalay ciidamada lagu qarameeyay Buuhoodle uu gebi ahaanba lunsaday wasiirku isla markaana horumar la’aanta iyo nolosha sii xumaanaysa ee magaaladda Buuhoodle uu masuulkani sheegay inuu sabab u yahay wasiir Xaglo-toosiye.

Sarkaalkan xisbiga Waddani ee Buuhoodle waxa kale oo uu ka dhawaajiyay ujeedada safar ay magaaladda Hargeysa ku yimaadeen madax-dhaqameed badan oo ka soo kicitimay magaaladda Buuhoodle.

Halkan hoose ka daawo Faah-faahinta warkan oo dhameystiran

sarkaalka buuhoodle u jooga wadani

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here