Xawaaladaha Soomaalida Maraykanka Oo Dib Loo Furay Iyo Qaar Ka Mid Ah Oo Shaqadoodii Bilaabay(DAAWO)

0
26

Dalka Maraykanka waxa dib loo furay isla markaana shaqadoodii bilaabay xawaaladaha soomaalida ee dalka Maraykanku uu dhawaan xidhay,waxaana qaar ka mid ahi ay isla maanta bilaabeen shaqadoodii,waxaana sidaa xaqiijiyay guddoomiyaha ururka ay ku bahoobeen xawaaladaha Soomaalida ee dalkaasi Maraykanka

xawaaladaha lacagta

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here