Xarunta Casriga Ah Ee Dahab-Shiil Business Center Oo Hargeysa Laga Furay + Daawo Munaasibada Xadhig Ka-Jarista

0
36

Xarun cusub oo ganacsi oo casri ah si weyna loo qalabeeyay isla markaana loogu magac daray Dahabshiil Business Center ayaa waxa si wadajir ah xadhiga uga jaray mulkiilaha shirkadda Dahabshiil Group Maxamed Siciid Ducaale iyo wasiirka arrimaha guddaha Somaliland Cali Maxamed Warancade.

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here