Weftigii Somaliland eek u sugnaa caasimada dalka Sweden ee Stockholm ayaa kulamo la yeeshay madaxda sare ee magaaladda Stockholm,waxaana kulankaas ka dib weftiga Somaliland la soo tusay goobaha looga arrimiyo magaaladda Stockholm,gaar ahaan goobaha lagu abaalmariyo dadka la siiyo jaa’isada loo yaqaan Nobal Prize,halkaas oo lagu tusay qaabka ay u shaqeyso goobtaasi.
Daawo Muuqaalka Warkan