Wefti Ka Socda Imaaraadka Carabta Oo Maalgelinaya Mashruuca Biyaha Ee Xumbo Weyne Oo Maanta Soo Gaadhay Hargeysa

0
26

HALKAN KA DAAWO: Wefti ka socda imaaraadka carabta ayaa maanta ka soodegay madaarka Cigaal ee magaaladda hargeysa,weftigan oo maalgelinaya mashruuca biyo balaadhinta ee Xumbo weyne ee bariga hargeysa ayaa waxa madaarka ku soo dhaweeyay masuuliyiin ka tirsan xukuumadda Somaliland

weftiga imaaraadka carabta ka socda

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here