HUBAAL TV:”Muddo Kordhin Waynu Soo Aragnay waxaynu Uga Gudbaynaa In Madaxweyne Xilkiisa Gudan Waayay Lagu Abaaliyo Xukumad Kumeel Gaadh Ah Oo Dalka Doorasho Gaadhsiisa”

0
31

Musharax xigeenka Ucid Cabdirashiid Xasan Mataan, ayaa soo dhaweeyay Khudbadda Xisbiga Waddani ku soo bandhigay Mawqifka doorashada, waxaanu sheegay inay Aragtiyaha Mucaaradku is waafaqeen.

cabdirashiid xasan mataan

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here