HUBAAL RADIO: DHAGEYSO Guddoomiyaha Garab Dhalinyarada ee Xisbiga WADDANI oo sheegay in xukuumada Siilaanyo ay xabsiyada Ugu jiraan dhalinyaro badan oo aan wax dembi ah gelin,islamarkaana la horgayn sharciga dalka
“Waxa Xidhan dhalinyaro badan oo aan la horgayn maxkamad,aan lagu cadayn Dembi,Oo lagu xidhayo Na Taageera….” Guddoomiyaha Garabka dhalinyarada Waddani M. Sidiiq
HALKAN GUJI oo ku dhageyso MOBILE-kaaga codkagudoomiyaha garabka dhalinyarada waddani