“Waxa Ka Haboon Isagoo (Siilaanyo) Cali Khaliif La Hadla Inta Uu C/Weli Gaas La Hadlayo” Guddoomiyaha Madasha Wadatashiga

0
34

Halkan ka daawo Guddoomiyaha madasha wada tashiga oo wareysi kooban lala yeeshay

“ta ay kawada hadlayaan maaha somaliland gudaheeda….tay c/weli ka wada hadlayaan,haka wada hadlaan dadka reer s/land ee siyaasada s/land diidan

Guddoomiyaha madasha wada tashiga mujaahid xasan Guure oo wareysi siiyay telefiishenka HCTV ayaa waxa uu ka hadlay khudbadii uu madaxweyne Siilaanyo ka jeediyay golaha baarlamaanka,hadalkii madaxweyne Siilaanyo ku sheegay inay Puntland wada xidhiidheen ee uu maamulka Puntland beeniyay,meqaamka qadiyada Somaliland ka taagan tahay bulshada caalamka iyo ammuuro kale

xasan guure

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here