Hargeysa (Hubaal) Wasiirka arrimaha dibeda Somaliland Maxamed Biixi Yoonis oo warbaahinta kula hadlay madaarka caasimada Hargeysa ayaa waxa uu wax kama jiraan ku tilmaamay warar sheegay inuu iska casilayo xilka wasaarnimo ee ka hayo xukuumadda madaxweyne Siilaanyo,sidoo kale waxa uu wasiir Biixi ka hadlay arrimaha doorashooyinka madaxtooyada iyo baarlamaanka.
Hadaba daawo si aad uga bogato hadalka wasiirka