Wasiir Warancade Digniin Kulul u Diray Siyaasiyiin uu Ku eedeyey in Shacabka kula dhex wareegayaan Qori-dableh

0
27

Hargeysa(Hubaal) Wasiirka Arrimaah gudaha ee Somaliland Cali Maxmaed Warancade ayaa Digniin Kulul u diray Siyaasiyiin uu sheegay in Shacabka kula Dhex wareegayaan Qori dab leh, isaga oo ugu baaqay in Shacabku iska Ogaadan Nimankaasi Siyaasiyiinta ah ee Lexejeclada ka Qabbin Dalka iyo dadka.

 warancade

Warancade Wax auu Xusay in Nimaankasi ay Degta ku Siitaan ugu weedhay Buraashad, oo aanay dalka waxa kale ka Oolin basle ay Doonayaan in dadka reer Somaliland ee Nabbada haysta ka carqaladeeyan, isaga oo xusay in haddii nabbadgelyo darro dhacdo iyagu Burashadooda Degta ay ku sitaan ay la tagidoona basle dhibtu shacabka soo gadhidoonto.

Warancade oo arrimahaasi ka hadlayaa waxa uu yidhi. “ Waxa soo baxay Siyaasiyiin  dhaaranayaa oo leh Walaahi ta dalka ka dhacda waa la yaabbi hadda Buraashadbu siita ama saali, waxa kale oo jirra kuwo leh xaalada dalka halaga hadlo leh, waar dalku Khayrbu ku jirra oo nabbad buu ku jirraa ee waxan aad arkaysan ww maxay”.Ayuu yidhi.

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here