Hargeisa(Hubaal)Wasiirka BoostaddaiyoIsgaadhsiinta Somaliland MdMaxamedJaamacAbgaal, ayaa u dirayHambalyo iyo bogaadinshirkii Beelaha Samaroon ay galbeedka Somaliland ku qabsadeen oo qodobadda 10-ka ah laga soo saaray waxaanu wasiirku sheegay inay xukuumad ahaan iyo Shacabka Somaliland-ba bogaadinayan wixii ka soo baxay shirkaasi oo uu ku tilmaamay u dan ah dadka deegaankaasi ee shirka qabsaday iyo dalka Somaliland oo gobanimo iyo dhaqankiiwanaagsana ee reerAwdal laguyaqaanay.
Md Maxamed Jaamac Abgaal, ayaa isagaoo xafiiskiisa warbaahinta kula hadlaayey waxa uu tilmaamay in isagu shaqsi ahaan uu si weyn u soo dhaweynaayo horena u saadaaliyey inay wax wanaagsan oodadka iyo dalkaba u danahi kasoo baxayaan shirka Beesha Samaroon qabsadeenee la soogebogebeeyey, waxaanubogaadiyeydhamaanergooyinkiiiyomadaxdhaqameedkiishirkaasigacantakageysayeekaqeybgalay, isagaoodhinaca kale kacudurdaartayhadalouusicadholehwarbaahinta u mariyey maalin dhaweyd oo uu sheegay in uu u arka ayey inay danta Somaliland kujirtay, isaga oo sigaar ah ugu mahadnaqay Ugaaska guud ee beelaha Samaroon Ugaas Cabdirashiid Ugaas Doodi Ugaas Rooble oo shirkaasi shir:gudoominaayey isagu.
Wasiirka Boostadda iyo Isgaadhsiinta Somaliland Md Maxamed Jaamac Abgaal, oo arimahaa si ka hadlaayey waxa uu yidhi“Waxaanhambalyo u dirayaa iyo bogaadin aniga oo aad ugu qanacsan duqeytigiiiyo waxgaradkii reer Awdal ee halka isku ee shirka ku qabsaday halkaasi sidii wanaagsaneyd ee dhaqanku ku jirayee ay hawshaasi u maamusheen iyo qodobadii shirkaasi ka soobaxay, guudahaanxukuumaddunaaadayeyarinkaasi u soo dhaweysayanigunashaqsiyan xukuumadda ayaan ka mid ahayee waxaan aad ugu hambalyeynayaa qodobadii shirka yo wanaagii halkaasi ka yimid aniga oo markii hore baa runtii dareensana in uu sida fiican ku gebogeb bidoono , waxaan waliba aad ugu amaanayaa mudadii ay tabaabushaha wadeen iyo intii ay shirka wadeen badhib la’aan iyo buuq la’aantii asluubtii wanaagsaneydee ay hawsha u maamuleeniyo wixii ka soo baxay ayaan runtii aad ugu amaanayaa”
Md,Abgaal ooka hadlaayey in shirkaasi uu ahaa shir dhaqameed wax lug ahnaaanay xukuumaddu ku la heyn qabanqaabadiisa iyo qabsoomidiisa isaganaaan lagu soo marti qaadin waxa uu yidhi“Hadii aan ka jawaabo maxaad shirka uga qeybgali wayday, runtii shirka BeelahaSamaroon muu aheyn mid xukuumaddu wadatayee waxa uu ahaa shir dhaqan oo beesha u gaar ah, shirkuna kii dhaqanka lagu yaqaanay ayuu ahaa ee xukuumaddu abaabulkiisa iyo taladiisa toona wax ku ma la heyn, reerkuna kamay qabin xukuumaddu aniguna shaqsiyan ergay maanahey noolayguma soo casuumin, wixii ka soo baxayna waan ixtiraamayaa, runtiina ugaaska guudee Ugaas Cabdirashiid waa ugaas qiimo leh oo magac sharaf iyo qadarin naga mudan, xukuumad ahaana cuqdad iyo dhibnaga dhexeeya ma jiro oo waa alxamdulilaahi oo dadka kale oo madaxdhaqameedka ah ee dalka Somaliland jooga ayu kunoo la mid yahay, imikana waxa uu jooga boorame oo casuumaddo iyo is ixtiraamna waalayskuleeyahay oo hadii ay xagayaga ka timaadana way fududahay oo waa wanaag oo waanu isku deyi waanay fiicantahay, laakiin mar hadii uu ugaaska guud joogo boorama oo hargeysana waa uu jooga uu nootaas farqi u dhexeeya ma jiro oo sida uu hadaba boorama u joogo ayuumbu hargeysana u imandoona”
Wasiirka Boostadda iyo Isgaadhsiinta Somaliland Md Maxamed Jaamac Abgaal, waxa uu ugu dambeyntiiin taasi kudaray“Horta dareenkeygu aad iyo aad ayuu u kala duwanyahay runtii maanta iyo maalintii dhaweyd oo waxayaheyd maalinta dhaweyd mid welweliga hayo amnigii caruurta yaryar ee gobolka Awdal iyo hooyooyinkii Boorame oo runtii oo wixii iga keenay cadhada ayaameesha yaalay iyada oo markaasiba aan qiraayey in uu meeshashirka socdo oo wax wanaagsanina ka soo bixidoonaan , laakiin maanta waan deganah ay oo aad iyo aad ayaan runtii u faraxsanahay waayo inay ergada intaasi leeg isku timaado ee ilaa 700 boqol ee qof ahi isku yimaadaan oodantooda ka tashadaan wax weyna yey aheyd oo in aan la carqaldeynin hawshasiin Intay ay socoto oo midho fiicani ka soo baxaana waan doonaayey oo waan tixgelinaayey taasi, marka waanka xumaaday runtii in la carqaladeeyo iyada oo hawsha intaas ileegi halkaasi ka socoto in arin kale oo xumaan iyo nabadgeliyo daro ah boorama laga sameeyo aad ayey ii dhibtay runtii, hadii ay umaddu aragtay wajigeyga oo cadhoonayana runtii waan ka raaligelinayaa , laakiin erayadii aan lahaa sidii ayey iigago’anyihiin waa sidii taasi oo wax aan kala balabeynaayo maaha ee anigu masuul qaran ayaana hay.”