Wariyihii Kalsan Tv Oo Xorriyadiisii Loo Soo Celiyay + Daawo Mahadnaq Uu U Jeediyay SOLJA Iyo Saxaafadda

0
31

Wariyihii telefiishenka Kalsan uga hawlgeli jiray magaaladda Berbera ee gobolka Saaxil Axmed Siciid Maxamed ee muddada Lixda cisho ah ku xidhnaa xabsiga dhexe ee Berbera ayaa maanta xorriyadiisii dib u helay,waxaana wariye Axmed Siciid markii uu xabsiga ka soo baxay mahadnaq balaadhan u jeediyay ururka SOLJA iyo Dhammaan saxaafadda madaxa-bannaan ee ka hawlgashay sii deyntiisa

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here