WAR DEG-DEG AH: Khasaaraha Dhimasho Iyo Dhaawac Ka Dhashay Weerar Lagu Qaaday Hotel Kudhaw Madaxtooyada Villa Somalia

0
38

Ilaa 10 qof ayaa la sheegayaa in ay ku dhinteen labo qarax oo maanta barqadii ka dhacay hotel ku yaal bartamaha magaalada Muqdisho.

Tiro kale ayaa sidoo kale la sheegayaa inay ku dhaawacmeen weerarkaas.

Goobjoogayaal ayaa sheegay inay maqleen labo qarax, iyo rasaas xigtay qaraxyada.

QARAXIlaa haatan ma jirto cid sheegatay mas’uuliyadda weerarkan, balse ururka Al-Shabaab ayaa horey weerarro uga gaystay magaalada Muqdisho

source: bbcsomali

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here