HALKAN KA DHAGEYSO + DAAWO: Somalilandlive oo helay fadeexad ka dhan ah waji-gabax wasiir Cukuse uu kala kulmay madal ay ku xafladeesanyeen jaaliyada Somaliland ee ku dhaqan dalka Jarmalka gaar ahaan magaaladda Muchen
Somalilandlive.com/ Wasiirka Wasaarada Warfaafinta Somaliland Mr Cakuse oo Safar Caafimaad Kuyimi Dalka Jarmalka ayaa Waji Gabax Cadho Kala Caraabay Xaflad uu kala Qayb Galay Jaaliyada Somaliland ee Munchen, Kadib Markii hadalo Gubay uu ku Ganay Siyaasi Kamida Xisbiga Waddani Laantiisa Munchen. Xasan Faarax Xirsi {Xasanmataan}.
Wasiirka oo ay Soo majara Habaabiyeen Koox kuqadhaabata Magaca Hogaanka Jaaliyada Somaliland ee Dalka Jarmalka ayaa Waxa ay Wasiirka Gaadhi kaga Qaadeen magaalada Boon 600 km Ujirta Halka Xaflada Lagu Qabanayay Waxana ay uga Dhigeen Xaflada Isaga Lagu Soodhwanayo, iyaga oo Bilawgii horeba Majaro Habaabiyay Qaabkii ay Xafladu usoctay , kuna Bilaabay Hadalo Niyada loogudhisayo Wasiirka Si lootuso in ay Xafladu Tahay mids Isaga Ugaara, Hadalo Badan Kadab Waxa Hadlay Siyaasi Mucaaridkaa Somaliland Kamida ah Waxana uu Bulshada Hoga Tusaaleeyay Xaalada Dhabta ah ee uu Suganyay Waddanka uu Wasiirku Kasocday, isaga oo Suugaan Kutilmaamay In Xaalka Dalku Yahay 10% Dharagatay 90% Bakhtigu Xalaal Uyahay. Wasiirka iyo Kooxdii Lasoctay ayay Hadaladani Gubeen , Xanaaq iyo Cadho Madaxmartay Cakuse Hadalo Aflagaado oo uu Kuduray Masuulkii Mucaaridka ahaa Kadibna uu Xaflada Oroda Kagabaxay.
Waxa Wasiirka Iyo Kooxdii Lasocotay Amreen Sida ay Goobjoogayaa U Xaqiijiyeen Warbaahinta Somalilandlive.com in uu Wasiir Cakuse Ku Amray Wariyaha Tv-ga Horn Cable oo Isagu Xaflada Uwada Duubayay Tvga Qaranka ee Afka Xukuumada Kuhadla iyo Horn Cabel In Hadalkii Siyaasiga Mucaarid ah ee uu Wasiir Cakuse Dhibsaday Lagajaro muuqaadalada uu duubay inkasata oo ay Siyaasada Tvga Horn cable kamamnuucay Kala Jeclaysiga Siyaasiinta iyo Asxaabta Qaranka Hadana Waa Dhaqan iyo Caado uu Kucaanbaxay ninka Wariyaha u uga ah Hctv dalka Jarmalka .. DHawaana Waxa ay Somalilandlive.com Idin Maqashiin Doontaa Dhaliilaha bulshada Somalida ee Jarmalka kunooli katirsanay Wariyaha Hctv oo Uxuubsiimay Xubin Kamid ah Xisbiga Kulmiye
balse Somalilandlive.com ayaa Baadigoob dheer kadib waxa ay Heshay Hadalkii Wasiir Cakuse Dhimbiisha ku noqday oo Cod ah.