Wafti Ka Kooban Wasiro Oo Gaadhay Deegaanka Baliga Diriiye Guuleed ee Gobolka Togdheer Oo Xurguf Colaadeed ka dhextaagnayd Laba Beelood

0
23

Burco(Hubaal) Wafti Wasiiro Ah Oo Uu Hogaaminaayo Wasiirka Wasaarada Boosaha Iyo Isgaadhsiinta Somaliland Maxamed Jaamac Abgaal Isla Markaasina Ay Ka Mid Ahaayeen Wasiirka Wasaarada Cadaalada Somaliland Wasiirka Dhalinyarada Iyo Ciyaaraha Wasiir Ku Xigeenka Aminga Ee Wasaarada Arimaha Gudaha Sidoo Kalana Waftidani Ayaa Waxa Qayb Ka Ahaa Gudoomiyaha Maamulka Gobolka Togdheer Taliyaha Qaybta Police Taliyaha Aaaga 12aad Talitaha Ciidanka Asluubta Xildhibaan Mubaarig Yuusuf Cilmi Bidhi Iyo Odayaasha Labada Dhinac Ee Ay Ka Dhaxayso Xurgufta Coladeed

Ujeedada Socdaalkani Ayaa Ahayd Xalinta Xurguf Colaadeed Oo Ka Taagnayd Mudooyinkii Ugu DambaysayKa Taagnayd Baliga Diiriye Guuleed Oo Dhinaca Woqooyi Kaga Beegan Magaalada Burco.

W2(13).jpg W5(8).jpg W6(8).jpg

Intii Ay Waftudani Wasiirada Ahi Ku Sugnayeen Goobtasi Ayaa Waxa Ay Shirarr Docadoceedyo La Yeesheen Labada Ardaa Ee Ay Ka Dhex Aloosan Tahay Colaadu.

Markii Ay Soo Dhamaadeen Shirarkaasi Ayaa Waxa Warbaahinta La Hadlay Wasiirka Wasaarada Boosaha Iyo Isgaadhsiinta Somaliland Maxaed Jaamac Abgaal Waxaanu Ka Warbixiyey Waxii Ay Isla Qaateen Odayaasha Labada Dhinac Waxaanu Yidhi

 

“ waxaan uunamanay aniga iyoAafar Wasiir taas oo aan usoocay sidaan u xalin lahayn Labadan beelood ee walalaha ah ee wadaga Deegaanka baliga Diriye Guleed ee ay ka dhaxayso xurgufgan coladed ee yar taas oo aan la shirnay labada dhinac odayasha kasocday kuna balanay inay cidanka kale raraan oo bari subax aan galo wada hadal si aan u xalino”

 

Si Kastaba Ha Ahaayee Shaqaaqadani Oo Ku Dhawaad Mudo Bilo Ah Ka Dhaxeysay Labada Beelood Ee Wadda Dega Deegaamadaasi

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here