Taliyaha Ciidanka booliska Somaliland sareeye Guuto Cabdilaahi fadal iimaan ayaa tababar u soo xidhay taliyayaasha saldhigyada Booliska ee caasimada, maxuu hadaba noqon karaa tababarkaasi waase mid noocee ah, waase maxay baahida loo qabo aqoonta uu tababarkan xambaarsan yahay? Halkan kaga Bogo
Daawo Muuqaalka