DAAWO: wixii maanta ka dhacay golaha wiillada
Mooshin ka dhan lacagaha lagu soo rogay ganacsatada soo dejisa baabuurta ee muddooyinkii u dambeeyay ay ganacsatadau ay saska ka qaaday ayaa maanta la hor keenay golaha sharcidejinta Somaliland.
Ugu horeyna waxa ka warbixiyay ujeedada uu daaran yahay mooshinkan maanta golaha la hor keenay xildhibaan Siciid Cilmi Rooble oo ahaa xildhibaanada ugu cad-cad ee mooshinkan dabada ka riixayay.