Tiradii ugu badnayd ee Xildhibano ka tirsan Golaha wakiilada oo Si wadda jir ah eedeyn dusha Ka saaray Xukumada Siilaanyo oo ay ku sifeeyen Mid xeerarkii dalka ku tumatay.

0
18

Hargeysa(Hubaal) in ka Baddan Toban Xildhibaan oo ka tirsan Golaha wakiilada ee Somaliland ayaa Si kulul u naqdiyey siyaasada Madaxweyne Siilaanyo oo ay sheegen in dalkii uu haadan kasii dhacayo, waxanay tilmaameen in xukumadu cadeysatay in aanay ku dhaqan Xeerarkii iyo sharcigii dalka u yaalay.

golaha wakiiladda

Xildhibaanadani waxa kale oo ay si kulul u cambaareyen Tacadiga joogtada ah ee Xukumadu ku hayso saxaafada Somaliland oo ay sheegen in Godmadoow ku riday xoriyatulqawlkii.

Sidaasi waxay ku sheegen Shirjaraa’id oo ay ku qabteen Xarunta Golaha wakiilada ee Hargeysa.

Xildhibaanada Shirkaasi jaraa’id ka hadlayan wax aka mid ahaa Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble, Xildhibaan Bashiir tukaale, Xildhibaan Xuseen Ismaciil Yuusuf, Xildhibaan Cabdiqaadir Jibriil Tukaale, Xildhibaan Cabdikariin Aw cali shabee

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here