Soo Bax-baa La leeyahoo Sacabkay Leefaysaa

0
33

Marka Hore Waxan Salaamayaa Bahda Saxaafadda Madaxa Banaan oo Aanu Beryahan Kala Baadnay Sidoo Kale Waxan Salamaya Qalin Ku Difaac Group Meel Kastoo Ay Joogaan

Intaa Dabadeed Waxan Caawa Inyar Ka Odhanayaa Xaalada Qanaca Ah ee Ay Shacabka Iyo Xukumaddu Kala Taanyihiin oo Sidaa Lasocotaanba Uu Shacabku Ka Qancay Xukumadda Wakhtigeedii Sii Dhamaanaayo Hadaba Waxa Jirta Iyada oo Dadku aad Uga Niyad Jabsanyihiin Ayaa Waxay Ku Dartay Inay Boob Cadaana Kul Kacaddo Hantidii Danta Guud ee Qaranku Lahaa Waxaana Maanta Arkayseen Badhasaabka Gobolka Togdheer oo Leh Waxaanu Iibinaynaa Garoonkii Kubada Kolayga ee Shiikh Bashiir Sidoo Kalena Waxaan Iibinaynaa Schoolkii Waminis Kalaabka Ee Burco Taasina Waa Boob Cadaana Oo Aanay Cidna Xukumaddu Ka Qarsanayni

Hadaba Waxa Iswaydiin Leh Meesha Ay Ku Maqanyihiin Dadkii Dhulkan Lahaa ee Muweaadiniinta Haa

Takale ee Aan Iswaydiiyay Anigu Amma Aan Aadka Kula Yaabay Waxa Weeye Bal Xukumad Dadkeedii-ba Kasoo Hor Jeesteen oo Tayo Daradeeddii Umaddu Meel Walba La Taagantahay Ayaa Waxay Hadana Leedahay Waxaanu Iibinaynaa Gooroon Hebel Iyo School Hebel Waana Sababta Aan Ciwaanku Ugu Xuishay SOO BAX-BAA LALEEYAHOO sACABKAY LEEFAYSAA

Hadaba Waxaan Shacabka Togdheer ee Maanta Loo Soo Dhigtay Dhulkoodii Danta Guud Ahaa Ugu Baaqayaa Inay Jawaab Salmiya Oo Adag Kaga Jawaabaan

Midda Kale Kulmiye Isaga Wuxuu Ku Ololayn Jiray Ee Uu Xukumaddii Daahir Rayaale Ku Eedayn Jiray Maanta Wada oo Weliba Xukumaddii Udub Waynu Maqli Jiray Wax Bay Iibisee lAAKIIN dEE Burco May Soo Gaadhi Jirin Tani Hargaysana Way Soo Dhamaysay Burco Iyo Dalka Inta Kalena Way Ku Socotaa ee Halaga Daigtoonaaddo

 

By Sacad Cali Kaahin Raamalay Sacad plucky

 

Qalin Ku Difaac Group

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here