Hargeysa (Hubaal) Ciyaar kubadda Cagta ah oo aad u xiiso badnayd ayaa Garoonka Hargeisa Stadium ku dhexmartay labo kooxood oo oo ku kala ciyaarayey magacyada Dhegoolayaasha Caasimadda iyo Dhegoolyaasha Boorama, waxaana ciyaartaasi oo ay ka qayb galeen mas’uuliyiin ka tirsan Xukuumada, ayna maalgelisay wasiiradda wasaaradda waxbarashada Marwo Zamzam Cabdi aadan 2-1 ku badiyey kooxdii ku ciyaaraysay magaca dhegoolayaasha caasimadda.
Guriga WARAR UGU XIISAHA BADAN Somaliland: Dhagoolayaasha Oo Loo Qabtay Tartan Koob Kubadda Cagta Ah + DAAWO...