Siyaasiyiinta Madasha Wadatashiga Oo Eedo U Jeediyay Guurtida,Markalena Ku Celiyay Qabashada Shir Wadatashi Ah

0
34

Hargeysa (Hubaal) siyaasiyiinta madasha wadatashiga iyo toosinta Qaranka ayaa shir jaraa’id oo ay maanta ku qabteen Hargeysa waxay uga digeen golaha guurtida Somaliland muddo kordhin ay u sameeyaan xukuumadda oon ahayn ta guddida doorashooyinku iclaamiyeen waxaanay mar kale eedo hor leh dusha uga tuureen golaha guurtida Somaliland.

Dhanka kalena siyaasiyiinta Madasha wadatashigu waxa ay ka dhawaajiyeen qabashada shir ay hore u iclaamiyeen.

madashaHalkan Ka Daawo Muuqaalka shirka jaraa’id ee Madashu maanta kaga hadashay arrimahan

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here