HALKAN KA DAAWO: Markab Kuwa Dagaal Ah Oo Dawladda Puntland U Dirtay Ilaalinta Xeebaheeda

0
30

Dawladda Puntland oo ka jawaabaysa cabashada iyo qaylodhaanta xoogan ee salka ku haysa xaaluf ba’an oo ay sheegeen in lagu hayso khayraadka ceegaaga baddaheeda ayaa markii u horaysay markab dagaal oo ay saaran yihiin ciidamo ka mid ah ciidamada Puntland waxay ka ambabixsay dekedda badda Boosaaso.

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here