Shir Hadda Beelaha Habar-Magaaddo Uga Socda Huteel Ambaasadoor Iyo Ujeedada Uu Daaran Yahay

0
29

Hargeysa(Hubaal) Beelaha Habar-magaado Ayaa Hadda Kulan ku leh Hotel Ambaasidor Ee Magaaladda Hargeysa ilo xog ogaal Ah Ayaa Oodweynenews.Com Uxaqiijiyay shirkani Daaran yahay Sidii Beelaha ku Bohoobay Habar magaaddo Ay U Yeelan lahaayeen Gudi ay ku Midaysan yihiin.

Breaking_news
Kulankan oo albaabadu u xidhan yihiin warbaahintuna debed joog ka tahay ayaa lagu soo waramayaa in lagu dooran doono gudi Siyaasada iyo isku xidhka beelahaasi Ka shaqaysa.
Wararku Waxay intaasi ku darayaan in Shirkan ay soo abaabuleen beelaha Subeer awal kuwaaso ku marti qaaday Beelaha Garxajis.
Ma jiraan Weli warar intaasi dheer oo kulankaasi kasoo Baxay iyo Tiradda xubnaha Loo Dooranayo Gudidaasi

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here