Akaadamiyada Cilmiga & Caqliga ee S/Land oo Xarunteedu tahay Magaalada Boorama ee Gobolka Awdal ayaa shahaadooyin ku maamuustay Tobankii Qof ee ay u garteen inay dhanka waxqabadka ugu saamayn badnaayeen Gobolka Awdal sanadkii 2014, waxaana dadkaa safka hore ka galay wasiirka wasaaradda warfaafinta Dhaqanka iyo wacyigelinta Md cabdilaahi maxamed daahir Cukuse
Guriga WARAR UGU XIISAHA BADAN Shahaadooyin Lagu Maamuusay Tobanka Qof Ee Ugu Saamaynta Badnaa Gobolka Awdal 2014-kii