Guriga FAALLOOYIN “Ragii hore ee Udub ninka wax booba ee ugu badani nin halkan...
“Waa Loo Dhintey Dalkan Somaliland Mar Labaad In Loo Dhintana Wuu U Qalmaa”
“Horta Gobolkan Gabiley iyo Berbera Dowladuhu aad bay u jecel yihiin waliba Madaxtooyooyinka, wax kallena kuma jeclee..” Cali Gurey
“Ragii hore ee Udub ninka wax booba ee ugu badani nin halkan aqal yar ka nanabtey ayuu ahaa, kuwani Mareykan iyo North Ameerica…”
Hargeysa (Hubaal)-Gudoomiye Kuxigeenka Sadexaad ee Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Mujaahid Cali Maxamed Yuusuf (Cali-gurey), ayaa dhaliilay xildhibaanadda muxaafadka ah oo uu sheegay in laga soo dhaq dhaqaajiyey madaxtooyadda. si aad warkan u akhrido Guji SAWIRKA HOOSE FADLAN