DAAWO: Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir oo dardaaran isugu jira waano iyo wax-tusaalayn u gudbiyay odayaasha iyo waxgaradka reer Saaxil
Odayaasha reer Saaxil,madaarka Berbera waydinkaa arka sida loo balaadhiyay,waxaan leeyay umada wax ku biirsha oo ka daaya cunfiga aad ku garba-duubaysaan dekeda