DAAWO: Md Maxamuud aadan Dheri oo ka mid ah waxgaradka Somaliland, kana mid ah gudida horumarinta Gobolka Togdheer ayaa maanta si faahfaahsan uga hadlay waxqabadka xukuumada Somaliland waxana uu si weyn u soo dhoweeyey sida loo hagaajiyey madaarada dalka qaarkood.
Guriga WARAR UGU XIISAHA BADAN Mid ka mid ah odayaasha gobolka Tog-dheer iyo gudida horumarinta gobolkaas oo...