Maxamad Biixi Yoonis, Kaysar soo lu’ go’ay qor—Qalinkii: AA.Ciidle

0
47
Alla Maganne; ASMARA Ayaa Ka Dhow ADDIS ABABA Weriye  A. A. Ciidle, Hargeysa, Somaliland
aadan cabdi ciidle

Sida laga wada warqabo cadaawadaha siyaasiyiointa meeldhaw araga ah waxaaka mida inaanu jirin awr dambane ooka qoooqa geela uuku jiro isaga oo ilqoodha ka eega oo ugu orda siada awrta waxaan xasuustaa barigii uumaxamad x ibraahin cigaal madaxawaynaha ka ahaa uu dalka soo gaadahay siyaasiyiin magac kuleh dalku ,sida cumar carte qaalib iyo axmad yuusuf ducaale markaasuu odaygii midna xisbi ku taratan yidhi kii kalana waabu magacaabay ,qolodan ay labada oday matalayaan waxay ku sheekayn jireen madaxawayne yaal u danbeeya oo badalaya marka m,adaxwayne cigaal meesha baneeyo ,lkn waxaa dhacay in cumar cartana urursiyaasadeed hormood la odhan jiray ku dhintay axamad yuusuf ducaalena wasiirka wasaarada waxbarashda uuka dhigay Waxaanay labada oday kasoo jeedeen ardaayada loo tiriyo aqoonta siyaasada oo cumara waxuu ahaa raaska reer gadiid xamadana waxuu ahaa raaska reer dalal hadaba wasiiradii hadhay ee waqtigana waxaa inabadan dhagaha dadka lagu dawakhiyay inuu jiro nin isku kaadshay oo siyaasada ku wadh wadhay oola yidhaa maxamad biixi yoonis oo shaaha lacaba baankimoon waxa sacabka loo tumaba siilaanyo oo magacaa buugtiisa ku hayay ayaa u yeedhay inkastoo aan anigu markuu yimidba ka quustay hadana dadkaan sugayay intay ila dareemayaan
Waan idiin ilduufee inika ciwaanka ku qorani waxaa uu ahaa oday snm tii caanka ahaa oola odhan jiray kaysar ayaa u talaabay xagaa iyo jabhadii snm markuu gaadahay jiidahii hore ayuu arkay nolol aad u qalafasan ooku gadaaman jabhada oo aad udag waxaanu kolka hore ka tagay xagaa iyo qurbaha waxaa la yidhi cishuu mujaahid gabax liibaan oo ahaa oday wayn oo jabahada ka tirsan ayuu qaad iyo wax waydiiyay gabax oo naxdin iyo dubaaxaba daayay ayaa kaysar ku yidhi saacadaan inoo iibinayaa markaasuu kaysar yidhi masaacadaada haa buuku yidhi markaasuu kaysar yidhi alayalahe kaysar soolugoay dhe buu yidhi ala ha unaxariisto kaysare waxaa uunoqday eray halqabsi ule jabhada marka marba Waxaanay u daban ka hor yimaad cidii jabhadsoo maratayna way garanaysaa kunoqo sheekadeenii waxmarba awr awr cunay laga soo sheekeeyaba waxaa waayadan laysla dhex marayay inuu madaxwaynahu siilaanyo rabo si uu uilaaliyo isbahasi bari uuku guulaystay u hiragalo uu maxamad biixi yoonis uga tanaasulayo musharax nimada xisbigii kulmiye ee horena looga caydhiyay muj muuse biixi cabdi Waxaanay hamadaasi halbacaad lagu lisayka dhigtay kadib markii ay maanta laba wasiir ookala ah cabdi casiis maxamd samaale iyo maxamad biixi yoonis ay xaflad ilyartu isqabatay ooka dhacday hotel guuleed ay ku dhawaaqeen inay koobka aduunka ee labada kun iyo labaatanka eeka dhacaya dalka ruushka ookale ay sheegeen inay sanadka labada kun iyo labaatanka ay musharax u yihiin tartanka doorashada ee waqtigaasi ,yaab iyo amakaag waxii oday meesha yimid ayaa daaqadhii moday albaab ninbana meel kabaxay una qadan waayay waxaa uuku hadalay ninkiila lahaa waxaa uula tartamayaa madaxwayne siilaanyo waxaana halkaa kasoo baxay madaxwayne nimadii ciro maadaama aanay beesha galbeedka iyo woqooyiga hargaysa aanay dib niyad ugu hayn doorashada axmad siilaanyo
Wasiirkii arimaha dibada ruugcadaagii larabay inuu dalka ku tartamana waxaa la baxay maah maahdaa uuka tagay odaygaa kaysar waxaanan leenahay maxamad biixi yoonis kaysar soo lugoay qor wabilaahi tawfiiq
WAA QALINKII AA<CIIDLE HARGAYSA SOOMAALILAND HARGAYSA SOOMAALILAND

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here