Marxuum Ganacsade Xuseen Gacmadheere Oo Maanta Aas Qaran Loogu Sameeyay Hargeysa Iyo Madaxweynaha Oo Ka Qaybgalay

0
42

Hargeysa (Hubaal)-Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo Waxa uu maanta ka qaybgalay Aas qaran oo loo sameeyey Marxuum Xuseen Maxamuud Cawaale (Gacmadheere) oo lagu aasay Xabaalaha Naaso-hablood ee Hargeysa.

aaskii gacmadheereAaskan qaran oo ay isugu yimaadeen guud ahaan madaxda dalka oo aan u kala hadhin iyo qaybaha bulshada, oo ay hogaaminayaan Boqorada, Ugaasyada, Sulaadiinta, Caaqilada, waxgaradka, Ganacsatada, aqoon yahanka iyo qaybaha kala duwan bulshada oo aad  u tiro badan.

siilaanyo oo ka qaybgalay aaskii gacmadheeresiilaanyo oo ka qaybgalay aaskii gacmadheereAlle ha u naxariistee Marxuum Gacma-dheere, ayaa ku baxay gacanta Askari ku sugnaa Bar kaantarool oo ku taala degmada Qoton, halkaasi oo Marxmuuku kaga mid ahaa wefti la socday wasiirka Caafimaadka.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here