Madaxweynaha D.F Somalia Iyo Wefti Uu Hogaaminayo Oo U Ambabaxay Dalka Masar

0
24

Muqdisho (Hubaal) M.weyanaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, iyo Wefdi uu Hogaaminayo ayaa barqanimadii Maanta Ka ambabaxay goroonka diyaaradaha Aadan Cadde ee caasimada Muqdisho, halkaas oo ay ku sii sagootiyeen masuuliyiin sar-sare oo ka tirsan labada gobale ee dowladda.

 madaxweyne xasan sheekh

Madaxweynaha Soomaaliya iyo Wafidigiisa Ayaa Magaalada Sharma El sheekh ee dalka Masar kaga qeyb geli doono shirka Jaamacadda Carabta oo lagaga hadli doono Xaaladihii ugu Dambeeyay ee dalalka Carabta.

Shirka jaamacadda Carabta ayaa si gaar ah loogu Eegi doonaa colaadaha ka aloosan wadamada carabta gaar ahaanna meelaha ay colaadahu ka Holcayaan.

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here