Maareeyaha xafiiska Samafalka ee xaruntiisu tahay aqalka Madaxtooyada ayaa warsaxaafadeed ka soo baxay xafiiskaas u dhignaa sida tan:
Ref:-JSL/M.X/S/M/00248/2015 13/04/2015_________
Email: presidencyrelief@gmail.com x_samafalka@hotmail.com Tel: 0025224100523
Maareeyaha Xafiiska Samafalka Oo Magacaabay Xilal Cusub madaxtooyada
Markay aragtay : Baahiyaha lagama maarmaanka ah ee loo qabo in la helo Qof wakiil uga noqda xafiiska samafalka gobolada dalka
Markay aragtay : Baahiyaha ka jirta dhanka xidhiidhka dadka dabaalaysan ee Xafiisku wakiilka ka yahay
Markay aragtay : in ay lagama maarmaan tahay in la helo qof u metela xafiiska oo joogto ku noqda gobolkasta si dadku u helaan cid ay u soo gudbiyaan kolba halka xaalkoodu maraayo
WAXAY GO, AANSATAY
1.In farduus axmed gurxan yuusuf laga bilaabo manta oo ay taariikhtu tahay 13/04/2015 ay ahaato isku-duwaha gobolka sanaag ee xafiiska samafalka madaxtooyada
ALLAA MAHAD LEH
MAAREEYHA XAFIISKA SAMAFALKA MADAXTOOYADA
AAMINA MAHAMUUD DIIRIYE