Maareeyaha Telefishanka Qaranka Oo Sabab Fari Ku Godan Tahay U Hakiyay Waraysi Hawada Ku Jiray iyo Wariyihii Daadahinayay Oo Ka Hadlay

0
36

Maareeyaha Telefishanka Qaranka Oo Sabab Fari Ku Godan Tahay U Hakiyay Waraysi Hawada Ku Jiray iyo Wariyihii Daadahinayay Oo Ka Hadlay
Maareeyaha maxaa uga baxay Barnaamijkan ee uu u diiday, Maxayse Wariyihii Daadihinayay Ku Macnaysay

Hargaysa(Hubaal) Maareeyaha Tvga Qaranka Somaliland Khadar Cali Gaas Ayaa Habeenkii Xalay Ahaa Barnaamijka Salaamaha Ciida Oo Lagu Waraysanaayey Fanaanada Idil Barkhad Oo Asal Ahaan Kasoo Jeeda Magaalda Boorama Joojiyey.
Barnaamijkan oo si toos ah uga socday Telefishanka qaranka Aydoo Barnaamijkaasi Bartamaha lagaga Jiro.

 

10588947_503584949776089_1735984207_n(1)

 

 

 

 

 

 
Weriyaha Waraysigaasi Qaadaysay Xamda Kief Xaaji Octoobar Ayaa Ka Warantay Sababaha Barnaamijkaasi Loo joojiyey waxaana ay noo sheegtay in Barnaamijkaasi Loo Joojiyey Hab Qabiilaysan Oo Xitaa Ay Joojinta Barnaamijkaasi Ay ka Xanaaqeen Madax Tiro Badan.
“Waxa walaalo Telefishanka Qaranka Looga joojiyay Waraysiga qaab qabyaaladaysan oo waliba cunsurinimo ay ka muuqato” ayau tidhi Wariye Xamda Kief Xaaji Octoobar.
Waxa ay xustay in ay shaqaalaha Telefishanka Qaranka Somaliland ay khaatiyaan ka taagan yihiin Maareeye Khadar Cali Gaas.
“Walaalo Shaqaale Faro badan oo ka tirsan Telefishanka Qaranka ayuu ku hayaa tacadi, saxaafadana waxba ka garan maayo” ayay tidhi.

 

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here