Liiska cusub ee Golaha Xukuumadda Raysal Wasaare Sharmaarke Oo La Shaaciyay + AKHRI Magacyada Wasiirada & W/dawlayaasha

0
53

Mogadishu(Hubaal)Raysal Wasaaraha Somalia Cumar Cabdirashiid, ayaa mar kale ku dhawaaqay golaha wasiiradda Xukuumadiisa. Kadib markii uu toban maalmood ka hor taageero uga waayay Baarlamaanka xukuumad uu dhisay, taas oo ahayd markii labaad ee uu taageero u waayo xukuumadda uu shaaciyay, isla markaana ka dalbaday baarlamaanka in muddo toban maalmood ah la siiyo si uu dawladiisa usoo dhamaystiro.

Raysal Wasaare Cumar Cabdirashiid, ayaa 5 Febuary 2015, caawa shaaciyay xukuumad ka kooban 66 xubnood oo isugu jira Wasiiro, wasiir ku xigeeno iyo wasiir Dawlayaal.

Xog-hayaha Joogtada ah ee Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Maxamed Cali Nuur, ayaa saxaafadda u akhriyay digreeto kasoo baxday Ratsal Wasaaraha oo lagu magacaabay xubnaha cusub ee golaha Wasiirada Xukuumadda Federalka Soomaaliya.

Magacyada Golaha Wasiirrada , Wasiiru dawlayaasha iyo Wasiirro ku xigeenda lagu dhawaaqay 05/02/2015, ayaa ahaa sidan:-

Magacyada Wasiirrada

  1. Maxamed Cumar Carte Ra’iisul Wasaare Ku Xigeen
  2. Cabdulqaadir Shiikh Cali Baqdaadi Wasaaradda Awqaafta & Arrimaha Diinta
  3. Cabdirixhman Maxamed Xuseen Wasaaradda Arrimaha Gudaha & Federaalka
  4. Maxamed Aadan Ibraahim “Fargeti” Wasaaradda Maaliyadda
  5. Cabdulqaadir Sh. Cali Diini Wasaaradda Gaashaandhigga
  6. Cabdusalam Hadliye Cumar Wasaaradda Arrimaha Dibadda
  7. Khadra Bashiir Cali Wasaaradda Waxbarashada
  8. Nuur Faarax Xirsi Wasaaradda Dekedaha & Gaadiidka Badda
  9. Cabdirixman Yusuf Cali Caynte Wasaaradda Qorshaynta & Iskaashiga Caalamiga
  10. Xuseen Maxamuud Sh. Xuseen Wasaaradda Dastuurka
  11. Guuled Xuseen Qaasim Boostada & Isgaarsiinta
  12. Cali Axmed Jaamac “Jangali” Wasaaradda Gaadiidka & Duulista Hawada
  13. Siciid Xuseen Ciid Wasaaradda Xanaanada Xoolaha, Dhirta & Daaqa
  14. Axmed Xasan Gaboobe Wasaaradda Beeraha
  15. Cabdiraxmaan Cabdi Cismaan Wasaaradda Ganacsiga & Warshadaha
  16. Saalax Sh. Cusmaan Muuse Wasaaradda Howlaha Guud & Dib-U-Dhiska
  17. Sahra Maxamed Cali Samatar Wasaaradda Haweenka & Hormarinta Xuquuqda Aadanaha
  18. Maxamed Cumar Caymooy Wasaaradda Kaluumeysiga & Kheyraadka Badda
  19. Maxamed Mukhtaar Ibrahim Wasaaradda Batroolka & Macadanta
  20. Xaawo Xasan Maxamed Wasaaradda Caafimaadka

21 Cabdirisaaq Cumar Maxamed Wasaaradda Amniga Gudaha

22 Maxamed Xasan Aadan (Shaahiyow) Wasaaradda Korontada iyo Biyaha

23 Maxamed Cabdullahi Xasan (Nuux) Wasaaradda Dhallinyarada iyo Isboortiga

24 Maxamed Cabdi Xayir Maareeye Wasaaradda Warfaafinta

25 Cabdullahi Axmed Jaamac (Ilka-jiir) Wasaaradda Cadaaladda

26 Cabdiweli Ibraahim Sh. Muudeey Wasaaradda Shaqada iyo Shaqaalaha

Magacyada Wasiiru-dawlayaasha

  1. Khaalid Cali Cumar Wasiiru-dawlaha Arrimaha Dibadda
  2. Cabdullaahi Maxamed Nuur Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Maaliyadda
  3. Maxamed Cali Xagaa Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Gaashaandhigga
  4. Burci Maxamed Xamsa Wasiiru-dawlaha Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha ee Bii’adda (Deegaanka)
  5. Mahad Maxamed Salaad Wasiiru-dawlaha Madaxtooyada
  6. Xasan Maxamed Jimcaale Wasiiru-dawlaha W. Dastuurka
  7. Daa’uud Cabdiraxmaan Cumar Wasiiru-dawlaha W. Amniga Gudaha
  8. Cabdullaahi Bile Nuur Wasiiru-dawlaha W. Waxbarashada
  9. Cabdirashiid Maxamed Xiddig Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha & Federaalka

10 Caadil Sheegow Sagaar Wasiiru-dawlaha Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha ee Xiriirka Baarlamaanka

11 Maxamed Xasan Aadan Wasiiru-dawlaha W. Ganacsiga & Warshadaha

12 Shariif Maxamed Xasan Wasiiru-dawlaha Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha ee Arrimaha dib u-habaynta Maaliyadda

13 Maxamed Cabdi Xasan (Pekos) Wasaaradda Warfaafinta

14 Maxamed Xuseen Isaaq (Fanax) Wasaaradda Gaadiidka & Duulista Hawada

Magacyada Wasiirro ku-xigeenada

  1. Cusmaan Libaax Ibraahim Wasaaradda Shaqada iyo Shaqaalaha
  2. Macalin Cali Aadan Cabdow Wasaaradda Awqaafta & Arrimaha Diinta
  3. Xaaji Cali Sh. Maxamed Nuur Wasaaradda Arrimaha Gudaha & Federaalka
  4. Maxamuud Xayir Ibrahim Wasaaradda Maaliyadda
  5. Cabadalla Xuseen Cali Wasaaradda Gaashaandhigga

6.Cabdiraxmaan Kulmiye Xirsi Wasaaradda Gaashaandhigga

7 Axmed Cali Kadiye Wasaaradda Arrimaha Dibadda

8 Xaamud Cali Xasan Wasaaradda Waxbarashada

9 Axmed Cusmaan Ibraahim (Daqarre) Wasaaradda Dekedaha & Gaadiidka Badda

10 Cabdullahi Shiikh Cali (Qaloocow) Wasaaradda Qorshaynta & Iskaashiga Caalamiga

  1. Cabdullaahi Yusuf Xasan (Alankey) Wasaaradda Dastuurka
  2. Jaamaal Xasan Ismaaciil Wasaaradda Boostada & Isgaarsiinta
  3. Xirsi Aadan Roobe Wasaaradda Gaadiidka & Duulista Hawada
  4. Cabdinaasir Maxamed Gaarane Wasaaradda Xanaanada Xoolaha, Dhirta & Daaqa
  5. Cabdicasiis Saalax Carmaan Wasaaradda Beeraha
  6. Maxamed Kheyrow Maxamed Wasaaradda Ganacsiga & Warshadaha
  7. Maxamed Cumar Geeddi Wasaaradda Howlaha Guud & Dib-U-Dhiska
  8. Muumina Shiikh Cumar Wasaaradda Haweenka & Hormarinta Xuquuqda Aadanaha
  9. Siciid Jaamac Maxamed Qaalib Wasaaradda Kaluumeysiga & Kheyraadka Badda
  10. Maxamed Axmed Kulan Wasaaradda Batroolka & Macdanta

21 Cismaan Maxamed Cabdi (Daallo) Wasaaradda Caafimaadka

22 Cabdinaasir Maxamed Cali Wasaaradda Amniga Gudaha

23 Cabdixakiin Cige Guuleed Wasaaradda Korontada iyo Biyaha

24 Cismaan Aadan Dhuubow Wasaaradda Dhallinyarada iyo Isboortiga

25 Cabdullaahi Colaad Roobe Wasaaradda Warfaafinta

26 Fahma Axmed Nuur Wasaaradda Cadaaladda

—DHAMMAAD—-

Diraac Salaad Fagase

Agaasimaha Warfaafinta Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha.

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here