Labadii Wariye Ee Ku Xidhnaa Xabsiga Magaaladda Gabiley Oo Xoriyadoodii Loo Soo Celiyay

0
16

Hargeisa(Hubaal):- Warar Hada Naga Soo Gaadhay Magaalada Gabilay Ayaa Waxaa Ay Sheegayaan In Dib Xoriyadoodii Loogu Soo Celiyey Laba Wariye   Ee Magalaadaas Lagu Xidhay Laba Todobaad Ka Hor

Wariyayaashan Ayaa Kala Ahaa Wariye Mukhtaar Nuux Ibraahim Oo Ka Hawl Gali Jiray Tvga HCTV iyo Maxamed Sheekh Xasan Jubba oo u shaqaynayey Telefiishanka Somsat TV

 laba wariye

Wariyayaashan Ayey Hore Ay Xukuumada Talada Haysaa Xabsiga U Taxaabtay Ka Dib Markii Ay Soo Gudbiyeen Warar Ku Saabsan Dad Gubaya Calanka Xisbiga Talada Haya Ee Kulmiye .

Xadhiga Wariyaashan Maanta La Sii Dayey Ayey Waxay qeyb Ka Yahiin Cabudhinta Iyo Cago Jug Leynta ay Xukuumadu ku hayso saxaafadda madaxabanaan

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here