Laanta Socdaalka Oo Sii Daysay Nin Barnaamij Wacyigelin Ah U Yimid Somaliland Oo Ay Saaka Xabsi Dhigeen

0
28

Abukar Cawaale ”Abukar Qaad-Diid” Oo La Sii Dayay Iyo Kulan Uu Hargeysa Ku Qaban Lahaa Oo La Joojiyay

Hargeysa(Hubaal)Ciidamada nabad sugida ayaa goordhoweyd sii daayay Abukar Cawaale ”QAAD DIID” Oo ay saaka ka qabteen Hotel Maansoor ee Hargeysa.

Abukar ayaa Xabsiga loo taxabay Waxana gebi ahaanba la joojiyay kulan uu habeenka jimacaha kula qaadan lahaa hotel Mansoor dhalinyarada isla markaana kaga wacyi gelinayo Dhibaatada qaadka.

 abuukar qaad diid

Abukar ayaa xoriyadiisa goordhoweyd dib u helay waxana uu bogiisa facebook ku baahiyay Qoraal uu raali gelin kaga bixinayo In aanu qabsoomaynin kulankii uu hore u shaaciyay in uu dhalinyarada habeenka jumcada kula qaadanyo Mansoor

somalilandtomorrow

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here