Arabsiyo( Hubaal) Xaflad balaadhan oo lagu waynaynayay adhalasahdii xabiibkeena Muxamed NNkHA oo ka qabsoontay barxada hore ee Madarasada Al Cirfan ee magaalada Arabsiyo.xafladan oo ay kasoo qaybgaleen Wasiirkii hore ee diinta iyo Aw Qaafta Soomaaliland Aayatula.Maamulka arabsiyo Culimaa udiin iyo dadweyne aad utiro badan.xafladan oo ahayd mid aaloosoo agaasimay ayaa waxa furay .Sh Cumar nuux oo ku furay aayado Quraaka kariimka ah
intaa kadib waxa lagudo galay xafladii oo ubadnayd amaan iyo inlays xasuusiyo qiimaha ay inoogu fadhiyo Mawliidku iyo inay farxada rasuulka darteed masaakiinta ladhargiyo oo habeenkaasoo dhan lagusoo jeeda saliga Nabiga iyo jacaylka aynu u hayno nabigeena.waxa kaloo halkaa laga soo jeediyey gabayo Amaan iyo Duco iskugu jira taasoo qiiro galisay dhamaan dadweynihii fadhiyay guntii iyo gaba gabadii waxa soo afmeeray Wasiirkii hore ee Diinta iyo Awqaafta oo halkaa ka Akhriyay Kitaabkii Mawliidka
isagoo ku dheeraaday inaynu muujino jacaylka aynu uqabno nabigeena cidii laga wayo muxubada rasuulkuna ay tahay cid kaluntay dariiqii muslimiinta isagoo markii dambana kusoo gaba gabeeyay nabi amaan
Guriga WARAR UGU XIISAHA BADAN HUBAL Channel: DAAWO Video iyo Sawirro Ku Suntan Xus Ballaadhan Oo Lagu...