HUBAAL TV:Taliyii Hore Ee Ciidanka Qaranka Somaliland Oo Ka Hadlay Markabka Hubka Sida ee Dekkeda lagu hayo,Arrinta Suldaan Wabar Iyo Xidhiidhka Xukuumadda Iyo Gabiley Ee Haatan

0
43

“Haddii markabka hubku saaran yahay aanu Maanafees wadan,ama aan lala soo hadal dekkeda,maadaama cid sheeganaysa ilaa hadda aanay jirin…waxay aniga ila tahay in ciidanka qaranka Somaliland lagu wareejiyo” Taliyihii hore ee ciidanka qaranka Somaliland

Taliyihii hore ee ciidanka qaranka Somaliland Maxamed Xasan Cabdilaahi (Jidhif) oo maanta wariye Aadan Cabdi Ciidle wareysi kula yeeshay magaaladda Hargeysa ka hadlay ammuuro ay ka mid yihiin markabka hubka siday ee dekeda Berbera lagu hayo iyo khatarta uu ku yeelan karo Somaliland,suldaanka reer Awdal ee buuraha ku jira iyo xidhiidhka gobolka Gabiley iyo xukuumadda ee haatan

jidhif

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here