HUBAAL TV: “WADDANI Isagoo Saddex Sanno Oo Keliya Jira,Buu Durba Karayaa…” Guddoomiye Muuse Biixi

0
32

“Cabdiraxmaan Cirro iyo Faysal Cali Waraabe Kulmiye ayay ahaayeen,weyna ku mahad sanaayeen,tolku waa inuu ku wadqabeeyaa oo cid ku qabata waa inaad heshaa…annaguna waanu u qabsoonay,markaa maanta sidaas baa laga rabaa iyagana”

“Markii la yidhi waa la kordhinayaa,Kulmiyoow karkaaga la fadhiisoo qabow,waa lana garba duubay…labada xadhig ee ugu waaweynaa waxa ahaayeen Faysal iyo Cirro,maalintaana wey mahad sanaayeen oo danta qaranka ayay ka talinayeen,annaguna waanu u qabsoonay…hadaba maanta maxaa yaala ayaa taala”

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here