HUBAAL TV: Siyaasi Mujaahid Cali Xaraaro Oo Eedo Hor Leh Iyo Dhaliilo Ba’an U Jeediyay Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo

0
30

“…..xageen uga noqday….Waxaan Ahay Madaxweynaha Gobolada Waqooyi Galbeed Haday Somalia Isku Noqonayso”

“Saxaafaddi Waad Ogtahay Aadanoow…Imika Garanba Maayo Hadalkayaga Sida Loo Siidayn”

“Dalkii Iyo Dadkiiba Waxaad Moodaa In La Yidhi Lacag Uun Ka Urursadoo dabeeto Ka Duula….Anigu Waxaanba Ka Baqayaa Inaynu Weyno Gebigoodaba Oo Layidhaa…”

Hargeysa (Hubaal) Siyaasi Cali Cismaan Libaax (cali Xaraaro) ayaa eedo hor leh iyo dhaliilo dusha uga tuuray xukuumadda uu gadhwadeenka ka yahay Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) taas oo uu ku tilmaamay inay ku guuldaraysatay hogaaminta dalka,isla markaana ku tilmaamay xukuumadda iyo dawladda madaxweyne Siilaanyo reer ama nidaam beelaysan oo danta guud iyo xoolaha qaranka Somaliland leeyahay boobaya oo u biyaystay xaalufinta hantida ummada ee bad iyo berriba ah.

Halkan Ka Daawo Muuqaalka Barnaamijkan oo Wariyaha telefiishenka HCTV Adan Cabdi Ciidle ku waraystay Mujaahidka.

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here