Hubaal TV Ka Daawo: Guddida Dhalinyarada Beesha Subeer Awal Oo Baaq U Diray Oday Dhaqameedyada Iyo Xubno Ka Tirsan Xukuumada Oo Ay Ku Sheegeen Waji Ku Macaash Milgaha Ummada S/land Meel Kaga Dhacaya

0
21

Hargeysa (Hubaal) Guddida Dhalinyarada beesha Subeer Awal ayaa si xoogan uga hadlay dad xukuumadda ka tirsan oo mansab sare ka haya sida ay sheegeena adeegsanaya dad waji ku macaash la dhex socda dadka oo u jeedo gaar ah wata isla markaana meel kaga dhacaya milgaha iyo sharafta iyo karaamada ummada Somaliland

Waxaanay ugu baaqeen madax dhaqameedyada inaanay u kala eexan dhinacyada is haya, balse ay si dhex ah wax u eegaan

suber awalsubeer awal1

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here