Hargeysa (Hubaal)- Prof. Axmed Ismaaciil Samatar Ayaa Waraysi Xiiso Badan oo ay DALMAR Media La Yeelatay Waxa Uu Kaga Hadlay arrimihii ugu dembeeyey ee Siyaasadda guud ahaan Soomaalida, Sida Doorashada Saaxiibkiisii siyaasadda ee Cali Khaliif loogu cumaamaday Madaxweynaha Khaatumo, Siyaasadda Dawlada Federaalka Ah ee Soomalaiya, dilkii loo gaystay Saado Cali warsame. Sido kale waxa uu ka hadlay sida uu u arko doorashooyinka la quudarraynayo inay Somaliland ka qabsoomto oo la hadda guuxeedu ka oogan yahay dalka Gudihiisa.
Waraysigaas oo Faahfaahsan halkan Hoose ka daawo